KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka geeriyooday ayaa ahaa kuwa ay saameysay abaarta macluusha isu badashay ee halkaasi ka jirta waxaana xaalada iminka ay tahay mid cakiran marka laga hadlo arinta abaarta.
Dhibaaooyinka ayaa ah kuwa isa sii taraya, iyadoona aanu jirin ilaa iyo hada cid gar gaar gaarsiisay gobalada Bakool iyo Sh.hoose oo ay ka jirto macluusha ugu daran.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.