KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ciidamada Shabaab ay duqeeyeen degmada Beled xawo, waxaana la soo warinayaa in isku dhaca halkaasi ka dhacay ay sababtay geerida afar ka tirsan dhinacyadii dagaalamay.
Xaalada degmada ayaa iminka xasilan waxaana la sheegay in mudadadii shaqaaqada ay socotay ay xabsigada degmadad ka baxsadeen maxaabiis.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.