Banaanbax ka socda Muqdisho

Muqdisho (KON) -- Waxaa Saakay Magaalada Muqdisho ka bilowday Banaanbax balaaran oo lagu Tageerayo Waxqabadka Dowladda Turkiga ee ka wado Dalka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online

Banaanbaxaan oo Daqiiqado kahor ka bilowday Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb qaatay Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegayay in Boqolaal Qof ay iskugu soo baxday Banaanbaxaan.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo Abaabulay Banaanbaxaan, waxaana Dariiqaas lagu daadiyay Ciidamo farabadan oo la sheegay in ay sugayaan Amniga.

Wariyaha Keydmedia Online ee Muqdisho ayaa la hadlay Qaar kamid ah Mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.