KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Barakacayaashan ayaa maanta dibad bax cabasha ah waxa ay ka dhigeen inta u dhaxeysa lafoole iyo xaawa Cabdi, waxaana dibad baxooda ay ku muujiyeen in aanu jirin cid u taagan kaalmeentooda, iyagoona ugu baaqay dhinacyada dagaalka ku lugta leh in ay u turaan.
Waxaa kaloo dibad baxooda ay ku sheegeen in mudo ka badan Sanad aanu heli wax gar gaar aadaminimo ah iyagoona eedeyn kulul u jeediyay Hey
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.