KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qaar ka tirsan Odayaasha beelaha Marexaan iyo Ogaadeen oo weraysi gaar ah siiyay xafiiska Keydmedia ee Kismaayo ayaa sheegay in Kooxda Shabaabka iyo Dhagar-qabayaasha Maxamed Cabdi Gaandi iyo Barre Aadan SHire Hiiraale ay soo wada qaateen mashruuc dalka lagu bur burinaayo dadkana lagu xasuuqaayo, waxayna sheegay inaysan arrintaasi marnaba u dul qaadan doonin, sida ay hadalka u dhigeen.
"Shabaab Al-qaacid iyo dagaal-oogayaasha Gaandi iyo Hiiraale ayaa sida la wada ogyahay waxaa ay mashruucyo ah la galeen dowladda Itoobiya iyo Kenya kuwaasoo hadda dalka Soomaaliya ka wada xasuuq cad", ayuu yiri Ugaas kamid ah Ugaasyada Beelaha go
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.