Booliska Aduunka “ Soomaaliya waxay noqon doontaa Afgaanistaan labaad”

Muqdisho(Keydmedia) Xoghayaha guud ee Booliska aduunka ninka lagu magacaabo Ronald K Noble ayaa bulshada caalamka uga digay qatarta sii xoogeysaneysay ee dhinacyada mucaaradka lagala kulmayo.
Warar Keydmedia Online

“Qatarta argagixiso ee ku sii fidieysa Afrika gaar ahaan Soomaaliya waxaa suurta gal ah in ay horseedo Soomaaliya tobanka Sano ee soo socota in ay noqota Afgaanistaanta Aduunka” sidaa waxaa yiri Mr K Noble oo wareysi siiyay wakaalada AP .

Waxa uu sheegay qatartan sii koreysa ee xoogeeda lagala kulmayo dhinacyada mucaaradka ku ah dowladda in horseedkeeda laga dhaxlay tababaro ay kooxaha mucaaradka ka helaan unugyo argagixiso oo ku sugan Pakistaan iyo Afgaanistaan

www.keydmedia.net

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.