KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Mahad C/raxmaan taliyaha qeybta Booliiska ee gobalka Baay oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in howlgal ay sameeyeen kadib ay gacanta kusoo dhigeen ruuxii ka dambeeyay bambadii lagu tuuray ciidanka Ethiopia.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Shabaab badan ay ugu xiran yihiin Xabsiga magaalada Baydhabo isaga oo sheegay in tirada ay hayaan ay gaarayaan ilaa dhowr boqol ayna xukumi doonaan sida uu sheegay.
Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka dhaca dilal qorsheysan iyo sidoo falal lidi ku ah dhanka ammaanka iyadoo shalay ciidanka Ethiopia qarax khasaaro geestay lagu tuuray.
Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.