Boosatada Soomaaliya oo Shaqaynaysa 22 Sano kadib // Sawiro

Muqdisho (KON) Mudo 22-sano ka dib ah ayaa waxaa dib loo furay Boostadii Soomaaliya oo baaba’day ka dib markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online

Boostada Soomaaliya ayaa waraaqihii ugu horeeyay waxaa loogu soo diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wasiirka Warfaafinta Boostada Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud gudoonsiiyay warqaha loogu soo diray adeega Boostada Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay in dib loo furo Boosatada Soomaaliya isla markaana xiligaan ay shaqaynayso.

Keydmedia Online Xafiiska Muqdisho

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.