Burcad Badeed Soomaali ah oo lagu Wareejiyey Dalka Mauritius

Nairobi (KON) - Waxaa Magaalada Port-Louis ee dalka Mauritius Maantay la geeyay laguna Maxkamadeyn doono 12 Burcad Badeed Soomaali ah, kuwaasoo laga soo qabtay meel 80 nautical miles ka baxsan biyaha Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Burcad Badeed Soomaali ah oo lagu Wareejiyey Dalka Mauritius

Kooxahaan burcad badeeda Soomaalida ee Maxkamad lagu soo taagayo dalka Mauritius ayaa waxaa qabtay ciidamada Maraykanka ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya Bilaawga Bishaan.

Waa markii ugu horeesay oo Dalka Mauritius lagu Maxkamadeynayo Burcad Badeed Soomaaliyeed.

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.