KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Fakarkan ayaa ku dhashay C/qaadir Cali cumar kadib markii habeen hore uu weerar fashilmay gudaha xarunta madaxtooyada ku soo qaaday wiil ka mid ahaa ilaaladiisa oo ay walaashiis dhashay isla markaana uu aad ugu kalsoonaa.
Wiilka weerarka geestay ayaa lagu magacaabi jiray Muuse Cali Cabdulle Shiine, waxaana hadda ka tirasn ragga la shaqeeya C/qaadir Cali cumar wiil la dhashay kan weerarka fashilmay soo qaaday.
Kaliya ma ahan C/qaadir Cali Cumar ku tirsanayaasha dowlada ee ka walaacsan xaalada ammaankooda waxaase jira mas’uuliyiin badan oo ka shaki qaba dhalinyarada ilaalisa iyo kuwa kala shaqeeya xafiisyada .
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.