KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxwaynaha Galmuudg ayaa wax uu sheegay in aysan cadaalad ahayn in ilaha muhiim kaa ay dad gaara maamushaan oo sida ay doonaan ay ka yeelaan taas oo ku tilmaamay cadaalad dari keeni karta in Dalka uu dib ugu laabti dhibaatadii la soo maray.
Gen Qaybdiid ayaa sheegay in ay ka Galmudug ahaan ay u diyaar garoobeen ka qayb galka shirka ka furma Magalada Brusels ee looga hadlayo arimo badanoo quseeya Dalka Soomaaliya ayna garab taagan yihiin Dawlada dhexe ee Soomaaliya oo uu u sheegay in hada ay tahay mid Cusub oo u baahan in la garab is taago.
Waa markii ugu horaysay ee Maamulka Galmudug ay sheegaan in ay jirto Musuq maasuq ka jira Dalka taniyi intii Dawlada cusub ee Soomaaliya la soo dhisay.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.