KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Fiqi oo ka hadlayay munaasabad lagu xusayay 1-da July oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada oo ay ku sugan yihiin ciidamada Uganda ee ku qasbay R.wasaarihi hore ee Soomaaliya inuu xilka iska casilo isla markaana uu DALKA ka tago.
Mr C.xakiin waxa uu sheegay in xiliga kan la jooga loo baahanyahay gumeysiga in laga xoreeyo Dalka isagoona carrabka si gaar ah ugu goday kooxda Shabaab ee ay taageeraan ajaanibta ka soo Safarta dunida daafaheeda.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.