KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Caruurtan ayaa ku geeriyootay xera barakacayaal oo laga sameeyay safaaradii hore ee Maraykanka, waxaana la tilmaamay in tirada caruurta dhimatay ay gaarayaan ilaa iyo 7.
Qaar ka mid ah dadka ku nool xeradaasi ayaa waxa ay sheegeen in ay jiraan caruur kale oo la ildaran shuban iyo nafaqo daro waxaana ay codsadeen shacabkaasi in kaalmo aadaminimo si deg deg ah loola soo gaaro.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.