Cesc Fabregas: Barcelona waa kooxda ugu wanaagsan caalamka laakiin aniga Arsenal ayaan lajoogayaa.

Keydmedia Sport) - Kabtanka kooxda Arsenal ayaa waxa uu xaqiijiyay in kooxda Barcelona ay tahay kooxda ugu wanaagsan caalamka hasa yeeshee isagu uusan dooneyn xilligaan in uu ku biiro.
Warar Keydmedia Online

“Barcelona koox ka wanaagsan malahan, anigana madoonayo in aan kooxdeyda niyad jebiyo oo aan iraahdo wa aidinka tagayaa waxaana aadaya Barca,” Cesc Fabregas  ayaa ku waramay.

“Kadib sided sano oo aan u dheelaya kooxdeyda waxaan xaqiijinaya in aan sii joogayo kooxdeya oo aan ku qanacsanahay,” sidaa ayuu raaciyay hadlkiisa.


Hadalka Fabregas ayaa yinmid iyada oo saxaafada ciyaaraha kalafalanqoota ay baahinayeen in wakiiladiisa ay lakulmeen masuuliyiinta Barcelona  si ay uga wadahadlaan in uu u kaciyaaro Spain xilli ciyaaredka soo socda.

keydmedia Sport

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.