KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Afhayeenka Maamulka Gobolka Gedo Maxamed C/laahi oo la hadlay Radio Kulmiye, ayaa sheegay in Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya ee Jooga Gobolka Gedo ay isku diyaariyeen Duulaanka Badweynta Hindiya islamarkaana ay Ciidamadu xiligaan haysan Hub iyo Saanad kale oo ay Al-shabaab kula dagaalamaan.
"Ciidamada Militariga ee jooga Gobolka Gedo kama qeeb qaadan karaan Howlgalka Badweynta Hindiya, sababtoo ah ma haystaan Lacagtii Mushaarkooda & Qalabkii ay ki dagaalami lahaayeen, marka DFS waa inay bixisaa Xuquuda Ciidanka Qaranka," ayuu yiri Maxa
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.