Ciidamada Dowlada oo saakay waxbarashadii hor istaagay

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada KMG ah ayaa saakay gabi ahaan is hortaag ku sameeyay dhaqdhaqaayadii waxbarasho ee ka jiray Degmada waabari.
Warar Keydmedia Online

Ciidamada ayaa isku fidiyay qeyba badan oo ka mid ah wadooyinka degmadaasi waxaana Ardayda iyo macalimiinta ay ku amrayeen in ay dib u laabtaan isla markaaana aan la ogoleen dhaq dhaqaaq.

C/raxmaan Max

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.