Ciidamada Dowladda oo lagu Weeraray Dagmada Mahaddaay

Muqdisho (KON) - Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Fariisimo Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin Dagmada Mahaddaay ee Goblka Sh/dhexe.
Warar Keydmedia Online

Wararka ayaa sheegay in Dagaalka labada Dhinac Dhaxmaray ay ku dhinteen ugu yaraan 5 Qof oo ka kala Tirsan Ciidamada Militariga iyo Maleeshiyadii weerarka soo qaaday.

Mas

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.