Ciidamada Dowladda oo Tuhun Shabaab Ah Ku Xir Xiraya Shacabka Muqdisho

Muqdisho (KON)- Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa wali sii wada dhibaatooyinka aan kala joogsiga lahayn ee ay u geysanayaan dadka rayidka ah ee ku nool qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Ciidamada Dowladda oo Tuhun Shabaab Ah Ku Xir Xiraya Shacabka Muqdisho

Horay waxaa u jirtay in Ciidamadu ay dadka kula kici jireen falal isugu jira dilal, kufsi, dhac iyo jir dil, balse hadda Ciidamadu waxay la soo baxeen waji cusub kaasoo ah in qofka aysan Ciidamadu garaneynin ee ay qabtaan ay ku xiraan tuhun ah "Shabaab baad ka tirsan tahay" arrintaasoo wal wal iyo walaac xooggan ku abuurtay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Xabsiga madaxtooyada ku yaala ee dhulka hoos tiisa ah ee hay

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.