KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“Goobeheennii ganacsi saaka burburin ayaa ku socota , Ciidamada faroole ayaa si arxan darro ah u burburinaya goobaha labur burinayo waxa ay ku yaallaan agagaagrka saldgigga bartama ee Gaalkacyo, meel aan ku ganacsanno manaqan,” sidaa ganacsade ku sugan Gaalkacyo waqooyigeeda ayaa ku waramay.
Tan iyo markii uu maamulka Bari uu lawaregay C.raxmaan Faroole waxaa jiray dhibaatooyin aad u daran oo dhan waliba leh uu ku hayay shacabka, waxaana dadka deegaanada uu kataliyo kunool ay sheegeen in ay quus kataganyihiin nolol wanaagsan.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.