KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan xariga sargaalkaan dowladda KMG ah ka tirsan ayaa haddana warar hoose oo aan helnay waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Itoobiyaanka ay sargaalkaan uu inta badan diido inuu ka amar qaato saraakiisha amxaarada ah ee ku suggan degmada Garbahaareey.
Waxyaabaha kale ee lagu eedeenaayo Diyaad Cabdi Kaliil ayaa waxaa kamid ah inuu xariir hoose la leeyahay Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo isagu ka soo baxsaday xabsi ay Ciidamada amxaarada ay ku leeyihiin degmada Doolow.
Ciidamada amxaarada ayaa inta badan xabsiga u taxaaba ragga ka soo horjeesta guumeysiga ay dadlkeena ka wadaa.
Keydmedia.net - Xafiiska, Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.