KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Faafaxdhuun ee gobbolka Gedo Ciidamada Dowladda Kenya ayaa si bareer ah gudaha deegaankaasi Faafaxdhuun ugu toogtay Labo Qof oo rayid ahaa oo kamid ahaa dadka ku nool deegaankaasi.
Labadaan Qof ee ay Ciidamada Kenyaanku toogteen waxaa ay ku eedeeyeen inay ka tirsanyihiin Maleeshiyaadka Shabaabka ayna qaraxyo iyo qorsho lagu weeraro Ciidmada Kenyaanka ay ka sameenayeen deegaanka Faafaxdhuun taasoo keentay in Kenyaanka dalka ku soo duulay ay labadasi qof toogtaan.
Toogashadaan ay ciidamada Kenyaanka ah ay labadasi qof ay u geysteen ayaa waxaa ay wal wal iyo murugo badan ay ku abuurtay qeybaha kala duwna ee dadka ku nool deegaanka Faafaxdhuun ee gobbolka Gedo, waxaana dhalinyarada deegaankaasi ku nool ay bilaabeen inay ka barakacaan deegaankooda iyagoona ka baxsanaya inay Kenyaanka xasuuqaan.
Ciidamada Kenya waxaa dalka ku soo hogaamiyay kheyru masuulyiin badan oo sheeganaya inay Muwaadiniin Soomaali ah yihiin kuwaasoo mashaariic ku soo qaatay sidii dadka iyo dalkaba loo baabi
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.