KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dad ku sugan Degaankaasi ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamda DOwlada iyo kuwa Amisom oo wataan Taangiyadoodi lagu arkay Degaanka Garsaale.
Shalay ayee aheyd markee Ciidamada usoo dhaqaaqeen dhinaca Jowhar.
Dowlada ama Saraakiisha AMisom wali kama eysan hadlin Warkaan.
Wixii faahfaahin ah kala soco Keydmedia Online
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.