KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ciidamadan ayaa Tiradoodu gaareeyso Saddex Boqol oo Askari waxaana ay wataan taangiyo ilaa 60 gaaraya.
Magaalada Beledweyne ayaa waxa hore u joogay ciidamo ka socda dalka Jabuuti iyo Ethiopia.
"Waxaan u imaanay meshaan inaan Caawino Walaalaheyn" ayuu yiri Col. Cismaan Dubad oo la hadlay Warbaahinta.
Ciidamadaan ayaa noqonaya qeybtii Sadaxaad iyadoo ay horay u sii joogeen ku dhawaad 450 Askari oo ka soo jeedaan Dalka Jabuuti.
Keydmedia Online - Xafiiska Baladweyne KN13
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.