KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dad goobjoogayaal ah oo Magaalada Baydhaba ku suggan ayaa Keydmedia.net u sheegay in Ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan iyo Soomaaliba isugu jira oo wata gaadiid Dagaal oo aad u badan ay ka gudbeen magaalada Baydhaba iyagoona u jiheystay dhanka degmada Buur-hakaba.
"Ciidamo Amxaaro ah oo aad u qalabeysan ayaa waxay u soo dhaqaaqeen dhanka Buurhakaba, lamana oga xilliga ay geli doonaan,
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.