Ciidamo Amxaaro ah oo usoo Jahaystay Gobolada Baay iyo Bakool

Muqdishu (Keydmedia) - Cutubyo Ciidamado Amxaaro ah oo ay lasocdaan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay Saakay usoo dhaqaaqeen dhanka Goboladda Baay iyo Bakool, waxaana ay kasoo baxeen Gobolka Gedo.
Warar Keydmedia Online

Ciidamadaan Itoobiyaanka ah ayaa waxaa ay soo gaareen deegaanka Bohol Bashiir iyo deegaano kale inkastoo Ciidamada Itoobiyaanka ah ay xoogaa iska caabin ah ay kala kulmeen dagaalyahano Shabaab Al-qaacida.

Dad goob joogayaal ah oo ku kala suggan degmooyinka Doolow iyo Luuq ayaa Keydmedia khadka Taleefoonka ugu xaqiijiyay in halkaasi ay ka gudbeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan kuwaasoo aan aan wali horay loo arag xadiga ay Ciidamadaasi la

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.