KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Saraakiil ka tirsan Ciidamda AMISOM oo Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in Qorshahaan la diyaariyay laguna dhaqaaqi doono.
Sidoo kale Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa loo tababarayaa si ay ayagana uga qeybgalaan Amaan sugidda Gobolka Galgaduud.
Keydmedia Online - Xafiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.