KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Qofka dhintay iyo dadka dhaawacmay ayaa ahaa Ardey mareysay goobta ay Ciidamadu isku risaaseeyeen, waxaana Ardeydaasi ay dhibaatada soo gaartay ay ka soo baxeen Iskuul ay wax ka baranayeen oo ku yaalla nawaaxiga KM4.
Iska hor imaadkaan ayaa la sheegay inuu salka ku haayo kadib markii dhinac kamikd ah Ciidamada dagaalamay ay soo dhaceen Qaadka, halkaasoo uu ka dhashay iska hor imaadka.
Ma jirto waxyeello soo gaartay Ciidamadii iska hor imaadka uu dhexmaraya.
Dhacdadaan ayaan ahayn mid ku cusub shacabka Soomaaliya, waxaana arrintaan ay tahay mid inta badan ku soo laalaabata magaalada Muqdisho.
Keydmedia Online -Xafiiska,Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.