KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Raggaan ayaa lagu qabtay bar kontarool oo ku taalla deeganaka Matuu, waxaana ay Boolisku u soo dhaadhiciyeen xabsiga weyn ee magaalada Nairoobi.
Sargaal u hadlay Booliska Kenya oo lagu magacaabo Jadwal Saan ayaa sheegay raggaan la qabtay ay 2 kamid ahaayeen Kenyaan, halka 6 kalana ay ahaayeen Soomaaliya.
Waxaa so obaxaya in Kooxda Shabaab ay damacsantahay inay qaraxyo iyo weeraro ay ka geysato magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya kadib markii Shabaab laga qabsaday magaalooyinka waaweyn.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.