KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ugaas Aweys Shiikh Xuseen Huneero oo Waraysi siiyay Idaacadda badan ayaa sheegay in Ciidamada Kiinyaanku geysteen Xasuuq iyo Xaalufin Degaan, waxayna Kilkisha soo gashadeen Dad ka yimid Kililka 5annd oo kufsi iyo Bililiqo u geystay Magaalada Kismaayo.
Ugaas Huneero oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in Gobolka Jubada Hoose ay leeyihiin Qabaa’il la yaqaano isla markaana loo baahan yahay in qabiiladaas ay isku yimaadaan samaystana maamul ay u dhan yihiin oo ka arrimiya danaha Goboladaas. Ugaaska ayaa dhaliilay Wasiiru Dawlaha Madaxtoooyada ahna Saaxiibka Kowaad ee M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud, ayuu Ugaasku ku Eedeyey in usan Aheyn Nin daneynaya inuu Dhag u dhigo Codsiga iyo Rabitaanka Qabaailka Faraha badan ee dagan Jubbada Hoose.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir, waxuu Xubinna ka ayhay “Urur Diimeedka Dam Jadiid” oo ay ku jiraan qaar ka mid ah Madaxda ugu Sareysa Dowladda. Waxuuna Wasiirku wado qorshe uu ku doonayo in Madaxda dowladda ay u Aqoonsadaan “Maamulka Axmed Madoobe mid Sharci ah”. Wasiirku waxuu ka sheekeeyaa: "Si Nabad lo helo": Kenya waxaan ku Qancineynaa In A/Madoobe laga dhigo Guddomiyaha Gobolka. Dekada iyo Airporka iy Dawladu Maamusho, Odayaasha Dhaqanku Gudi lo sameyo kadibna ay Kenya Baxdo. Haaa. Saas bay Kenya ku Baxaysaa?
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax C/qaadir waa Wariirka ugu awooda badan, waa Wariirka Muqdisho ka Mamnuucay in lagu Mudaharaado Ciidamada Kenya iyo Xasuuqa ay ka wadaan Magalada kismaayo. Waa Wasir Cilmi, Caqli iyo Cadaalad Alle ku maneystay oo Asaga kaliya Illahay u Iftiimiyey Xalka Jubboyinka.
Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.