Daawo: Magaalada Cadaado oo Safka hore kaga jirta Magaalooyinka ugu Qurxoon Dalka

Cadaado (KON) - Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa mudo kooban kadib isku badashay Magaalooyinka ugu Billicda Qurxoon Dalka Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online

Bulshada Cadaado ayaa u istaageen inay Magaalada ka hirgeliyaan Dhismooyin Qorxoon iyo Goobo Ganacsi, waxaana la dareemayaa markii Magaalada la dhexmaro Wadooyinka Nadiifan iyo Goobaha Muhiimka ah ee Magaalada oo si Qurxoon loo dayactiray.

Hadaba halkaan waxaan idinkugu soo Bandhigeynaa Sawiradda Magaalada.

Keydmedia Online - Xafiiska Gaalkacyo | Xuquuqda Sawiradda: Axmed Sh. Xasan

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.