Dad Gaajo & Haraad ugu geeriyooday Gobolka Gedo

Beled Xaawo (KON) - Ugu yaraan 5 Ruux ayaa la xaqiijiyay in Maalmihii lasoo dhaafay ay Gaajo & Haraad ugu geeriyoodeen Deegaanno ku yaalla Gobolka Gedo, ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Dad Gaajo & Haraad ugu geeriyooday Gobolka Gedo

Cabdi Barre, Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo, ayaa xaqiijiyay Geerida Dadkan Soomaaliyeed ee Gaajada & Haraadku ay dileen, waxaana uu xusay in 5-ta Qof 4 kamid ah ahaayeen Caruur, halka Qof 5-aadna uu ahaa Ruux da

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.