KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dadka xirnaa ee iminka xuriyadooda helay ayaa tiradooda aheyd 10 ruux oo ay xabsiga u taxabeen kooxaha halkaasi ka taliya waxaana dadkani ay isugu jireen dhalinyaro iyo odayaal Soomaaliyeed.
Maxabiista xoriyadooda maanta dib u helay looma sheegin sababta loo xiray iyo ujeedka laga lahaa xabsi dhigistooda, laakiin waxaa tuhmayaa in ujeedada ugu weyn ay aheyd sidii dadkaasi loogu dirqin lahaa taageera siinta xoogaga mucaaradka.
Xoogaga dowladda ka soo horjeeda gaar ahaan kooxda Axmed Godane ayaa la tilmaamaa inta badan in ay talaabooyin maqoonis ah ka hirgaliso deegaanada ay ka taliyaan.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.