KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ugu yaraan 2-katirsan maleshiyada Al-shabaab ee weerartay dadka xoola dhaqatada ah ee ku sugan degaanka Xiindhere ayaa halkaasi lagu dilay.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda nabad diidka Ah halkaasi sidoo kale looga dilay horjooge sare oo maleeshiyada ka tirsan.
Dadka degaanka ayaa bilaaway in ay hub soo uruursadaan iyagoo ka baqdin qaba in AL-Shabaab ay ku soo rogaal celiyaan.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.