Dadweynaha Muqdisho, Xukuumada Cusub Maxay Ka Yiraahdeen?
Muqdisho (KON)- Qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan aragtidooda uga dhiibtay golaha wasiirada cysub ee Xukuumada Soomaaliya ee uu xalay magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.

Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.