KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalada ayaa ka bilowaday agagaaraha Bakaaraha iyo cali kamiin waxaana dhinacyadu ay isu adeegsanayaan hub inta ay heli karaan.
Khamiistii ilaa maanta dagaalada socda ayaa waxa ay sababeen geerida in ka badan 50 qof iyo dhaawaca 70 kale waxaana arintan ay walaac badan ku heysaa dan yarta ku nool magaalada Muqdisho.
Ma jiro dhinac ka mid ah kooxaha is haya oo sheegaya in mas’uuliyada dhibaatada rayidka gaareysa ay iyadu qaadeyso.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.