KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wararka hor dhaca ah ee kasoo baxaya Galguduud waxa ay sheegayaan in dagaalku uu kasocdo xilligaan deegaanada loo yaqaanno God-Dhurwaaa iyo Ceel lahelay halkaas oo si buuxda ay u maamulayeen kooxda Shabaab.
Dagaalka ayaa waxa uu yimid kadib markii ciidamo daacad u ah kooxda Ahlusunna oo sida wararka qaar ay shegayaan ay wehlinayaan ciidamo Ethoipian ah ay weerar ku qaadeen fariisimaha Alshabaab ee deegaandaaasi.
Iska hor imaadka maanta oo ah mid aad u xoggan ayaa waxa uu daba socdaad dagaal dhiig ku daatay oo shalay dhex maray laba kooxood ee isku haya gacan kuyheynta gobalka Galguduud ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya.
keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.