KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wararka laga helayo halkaasi ayaa sheegaya in Dagaalku uu biloowday ka dib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay howlgalo ka fuliyeen Deegaano ay ku tuhun sanadeen in ay ku sugan yihin Al-shabaab.
Dagaalka oo socday mudo kooban ayaan la sheegin qasaarah dhabtaa ee soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay,inkastoo wararka qaar kood ay sheegayaan Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dagaalka.
Warka ayaa intaa ku daraya in ay dagan tahay Xaalada Goobahii lagu dagaalamay,inkastoo aan la saadaalin karin wax dhici doona.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.