KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dagaalka waxa uu ka dambeeyey ama ku lug leeyahay khilaaf bilihii dambe u dhaxeeyey mas’uuliyiinta sare ee ka tirsan horjogayaasha Al shabaab taasi oo kala shaki yimid kadib rasaas la isweydaarsaday maanta oo jimco ah.
Xog raadin ay sameysay Keydmedia Online ayaa ku ogaatay in dhimasho iyo dhaawac uu geystay dagaalkaasi dhexmaray maleshiyada Al shabaab laakiin xogta la helay ma cadeyn karto tirada inta ay gaarayaan khasaaraha dagaalka.
UPDATE: Warar hada soo baxay ayaa ku waramaya in 4 dagalamayal al-shabab ay ku dhinteen dagaalkaasi maanta ka dhacay Barawe iyadoo 6 kalena ay ku dhaawacmeen welina la dareemayo dhufeysyo ay iskugu jiraan dhinacyadii dagaalamay.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.