Dahabshiil oo ku guuleysatay dacwad ka dhan ah Bankiga Barclays // Warbixin

London (KON) - Shirkadda Xawaaladda ee Dahabshiil ayaa dacwad ka dhan ah Bankiga Barclays u gudbisay Maxkamadda Sare ee Dalka Britain, kuna guuleysatay Dacwada.
Warar Keydmedia Online

Bangiga Barclays oo kamid ah Bangiyada ugu weyn Dalka Britain oo ay Adeegsadaan Xawaaladaha Soomaalida ayaa waxa uu Shalay (30.September) u qabtay inuu xiro Xisaabta ay shirkadda Dahabshiil ku leedahay Bankiga.

Dahabshiil iyo Shirkado kale ayaa ku guuleystay in dib loo dhigo go

    There are no comments for this entry yet.




Warar 7 January 2023 12:08

Halkudhaga Keydmedia Online waa: Codka isbadalka, codka lagu difaaco xaquuqda aadamiga, codka dadka aan codka laheyn. Keydmedia Online sababta loo aas-aasay 12 sano ka hor wuxuu ahaa in ay bushada u soo bandhigto warbaahin ku qotonta xaqiiqada taagan iyo tan la soo maray.