KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
“Real Madrid ayaa waxa ay qarka u saarantahay in ay ku guuleysato koob waliba iyada oo kafaa’iideysaneysa qibrada macalinka rug cadaaga ah, Jose Mourinho, waxa ayna kooxdu shiiqin doontaa awooda Barcelona,” sidaa Beckham ayaa rajeyay.
Waxa uu intaa ku daray in Jose Mourinho uu wacdaro kasoo muujiyay kooxihii uu soo leyliyay, taasina ay daliil u tahay in uu kooxda kadhigi doono kooxda koowaad ee aduunyada.
David Beckham ayaa afar sano ka xamaalanayay Santiago Bernabeu oo ah garoonka ay ku dheesho kooxda caasimada dalka Spain.
Keydmedia Sport
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.