KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wasiirka Gaashaandhiga Jabuuti Xasan Baraar Hufane oo maanta booqday Baladwayne qaasatan xerada lamagalaay oo ciidamada jabuuti ay dhawaan tababar ugu sooo xereen Ciidamo ka tirsan dawlada Somalia ayaa sheegay in ay u hagar baxayaan ciidanka Gobalka hiiraan oo uu geesiyaal ku tilmaamay wasiirka ggaashaan dhiga Jabuuti.
Magalada Baladwayne waxaa haatan ku sugan wasiirka gaashaandhiga Jabuuti iyo xubna socdaalkiisa ku wehliyey iyo wasiirka gaashaandhiga xukuumada soomaaliya C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi oo asna halkaasi hawlo shaqo dhawaan u tagay.
Hadalka ka soo baxay jabuuti ayaa imaana xili Magalada Baladwayne ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Dawlada jabuuti oo ayagu qayb lixaaadleh ka qaatay in Baladwayne ay gacanta Dawlada dib ugu soo laabato.
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.