KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa shalay kooxda Shabaab kala wareegay degmada Wanlaweyn iyo deegaano kale oo muuhiim ah oo isku xira magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo magaalada Baydhabo ee xarunta gobbolka Bay.
Mr Dhagabadan oo la hadlayay qaar kamid ah Idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho isaga oo ku suggan degmada Wanlaweyn ayaa waxaa uu shaaciyay inay ka go
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.