KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Gen. Indhacadde ayaa sheegay in Hogaanka Cusub ee Al-shabaab Axmed Cumar Abuu Cubeyda uu ka mid ahaa Dadka iska leh Figrada Aas aaska Al-shabaab.
Waxaana uu sheegay Yuusuf Indhacadde in Magaacaabista Abuu Cubeyda aysan xiligaan Al-shabaab waxba u soo kor dhin karin oo Al-shabaab ay Awoodoodii wiiqantay. Yuusuf Indhacade "Ninka inuu Hogaamiyo Al shabaab loo maga caabay waxay qaraabo yahiin Axmad Godane."
Dhanka kale Salaad Cali Jeele oo Xilal ka soo qabtay Dowladdihii KMG ahaa ayaa Asna sheegay in Al-shabaab xiligaan ay Burbureen oo Hogaamiyaha lagu badalay Godane uu san waxba soo kor dhin karin.
Axmed Cumar Abu Cubayda, waa Shaqsi aan wax badan la aqoon Taariikhdiisa, balse waa Nin Dad
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.