KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dhalinyarada maanta Muqdisho la keenay ayaa tiradooda waxa ay aheyd 63 dhalinyara ah iyadoona 13 ka mid ah dhalinyaradaasi ay ahaayeen Haween.
Sida ay sheegeen dhalinyaradan waxaa laga soo kala qabtay magaalooyinka kale duwan ee dalka Sacuudiga Sida Damaam, Jiddeh, Riyaad iyo Madiina, waxaana ay muddo ku sugnaayeen xabsiyo ku yaala Sacuudiga.
Tan iyo wixii ka danbeeyay burburkii dowladii dhexe ayaa waxaa aad u soo badnayay dhalinayarada Soomaaliyeed ee ka tahriibeya Dalka ee dhibaatooyinka kala kulmaya xabsiyada Caalamka.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.