KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxa Shirkadda bishii hore lagu wareejiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdihso, Osman Basay ayaa sheegay in Shirkadda FAVORI ay muddo kooban ka dhigi doonta Garoonka Muqdisho, Garoonyada ugu casrisan Afrika.
Osman Basay ayaa markuu ka hadlay Shirkadda FAVORI wuxuu ka hadlay Qaab Dhismeedka Garoonka Aadan Cadde.
"FAVORI waa shirkad dib u habeyn ku sameyn doonta garoonka Muqdisho (...) waa mid ka shaqeysa dhinaca ammaanka dhismaha garoomada (...) Qorshaheennuna waa inaan casriyeyn ku sameynno garoonka diyaaradaha Muqdisho" Ayuu yiri Mas
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.