KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Dibad bax ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada wadajir ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha gobalka Banaadir Tarsan, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo uu ka mid ahaa Cumar Max’ed Max’ud (Finish) oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii hore.
Labada dibad bax ee ka kala dhacay labada Magaalo ee lagu taageerayay R.wasaare Max’ed C/llaahi Farmaajo, ayaa dibad baxyaashu waxay ku dalbadeen in lagu dar dar galiyo cadaaladda iyo is jaceylka Soomaalida dhexdeeda ah.
Dibad baxa ka dhacay Buuhoodle ayaa waxaa soo qaban qaabiyay mas’uuliyiinta jabhadda SSC ee ka dagaal gasha deegaanadaasi.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.