KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Marxuumkaan oo gurigiisa u socday ayaa lagu dilay Xaafada Fii-Afmadow wuxuuna kamid ahaa Dadka si fiican looga yaqaano Magaalada.
Dilkaan kaddib ayaa Magaalada waxaa laga maqlay rasaas iyo madaafiic ka dhaceysay dakada Kismaayo.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, hase ahaatee ma cada cid ilaa iyo hada lagu soo qabtay howlgalkaasi.
Xaalada Kismaayo ayaa ah mid kacsay ayadoo Dilalka tan iyo markii Ciidamada Dowlada, Maleeshiyaadka Raaskanbooni iyo kuwa Kenya ey soo galeen Magaalada.
Keydmedia Online - Xafiiska Kismaayo KN13
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.