KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Ciidamada ayaa waxa ay sheegeen in xiliga la qabanayay dhalinyarada ay wateen kaamirooyin, waxaana laga helay kaamirooyinkooda sawirada xarumo muhiim ah oo ay leedahay dowlada Kenya kuwaasoo la maleeyay in qarax loo qorsheynayay.
Sirdoonka Kenya waxa ay sheegeen in ay suurta gal tahay in dhalinyaradaasi ay xiriir la lahaayeen shabaabka Soomaaliya.
WWW.KEYDMEDIA.NET
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.