KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Warsaxaafadeedkaan ayaa lagu sheegay in ay jirto Khatar gaar ah oo ku aadan Ammaanka Dadka reer Galbeedka ee ku sugan Deegaanka Somaliland.
Dowlada Britain ayaa dhawaan ku Amartay in Muwaadinta Britishka ah ay Si deg deg ah uga baxaan Somaliland.
Safaarada Mareykanka ee Nairobi ayaa Dadka hada ku sugan Degaankaas ku boorineysa inay dib eegaan Qorshahooda Amaanka Qof ahaaneed.
Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.