KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Wasiirrada wasaarada horumarinta iyo adeegga bulshada, Maryan Qaasim Axmed oo ka hadashay kulan magaalada Muqdisho ay kula qaadatay qeybaha bulshada oo looga hadlayay horumarinta waxbarashada ayaa waxay sheegtay in ay wasaaraddeedu waddo qorshe waxbarasho loogu fidinayo ardayda aan fursadaha u helin in ay iskuul aadaan.
Kulankaan oo Maantay lagu qabtay Hotel Jaziira ayaa kasoo Qeybgalay qaybaha bulshada sida: Aqoonyanno, culumaa’uddiin, waxgarad haween, xildhibaanno iyo qaar ka mid ah bahda waxbarashada iyo jaamacadaha ka jira dalka.
Qorshahaan ayaa loogu talagalay inay ka faa’iideystaan Ardayda Soomaliyeed ee aan heysan fursadaha Waxbarasho kaddib markii ay saameyn ku yeesheen Dagaaladii Dalka soo maray.
"Soomaaliya Afar Milyan oo Caruur, da
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.